5kamida dabeecadaha dumarka

5 kamidaH DabeeCadaHa Dumarka

  1. Ma Jecla In aY Ka HaDLaaN DareeNkooDa Iyo FikirkooDa Waxay rabaaN In La Fahmo Lana DareeMo Iyaga oo Aan hadLiN 💚🫀

  2. QofKa FahMa DareeNkooDa iYaga Oo AN HadliN waaa QofKa ayay ku Aaminan SirtoDa uNa arkaaN Inuu MuHiiM U Yahay 🫵😇

  3. GaBadHu qofKa ay JeceShaHaN Markasta Wey LaDagaasha oo waxaad Mooda Inay Necebtahay balse waa been o wey Jeceshahay qofKaas 😱🥹🖤

  4. GabadHu CidKasata KaLama HadashO DareeNkeeDa Qofka Ay kaLa HadashaNa Waa QoF ay Ku KaLsooN TaHay oo Dadka Uga Dhow ❤️✨💯

  5. GabadhU HadaysaN kaa WareeSaN Noloshada Wax Ku SaabsaN Ama wixii aad WeydiisO Uun Kaaga JawaabToH Ogow WxaD Tahay qoFaaN DaN Laga Lahayn

gabdho intaa Wxii Ka dhimaN ila wadaag bal ❣️💯🌹

follow me pro #steemit somalia
1687208762774.jpg

1687208755140.jpg

1687208745345.jpg

Sort:  
Loading...

Coin Marketplace

STEEM 0.27
TRX 0.11
JST 0.030
BTC 69650.24
ETH 3776.55
USDT 1.00
SBD 3.44